Isku xirrada

Danjireyaal iyo dibloomaasiyiin ka socda dawladaha Yurub oo ay ka mid yihiin safiirka Midowga Yurub iyo safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta gaadhay Hargeysa, si ay uga qaybgalaan sannadguurada 10aad.

Bandhigga Caalamiga ah ee Buugta Hargeysa iyo sidoo kale furitaanka bandhiggaas ee sannadkan waxa ka qaybgalaya qoraa, abwaanno, iyo hal-abuur.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan nooga soo diray halka ay ka socoto munaasibadda bandhigga buugtu.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG