Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Dhibaatada Amisom ku Hayaan Beeraleyda


AMISOM Photo / Tobin Jones 1
AMISOM Photo / Tobin Jones 1

Qaar ka mid ah beeraleyda Soomaaliya ayaa isku diyaarinaya inay dib u billaabaan beerashada dalagyada kala duwan, hase yeeshee waxa ay dhibaato kala kulmayaan ciidamada Amisom oo saldhigyo ka sameystay beerahooda.

Illaa 12o beerood oo badankood ku yaalla agagaarka deegaanka Qansaxdheere ee gobolka Baay, ayaa la sheegay inay ciidamada Amisom deegaan ka dhigteen, sida lagu ogaaday baaritaan ay sameysay VOA.

Haddaba barnaamijka faaqidaadda, waxaan ku eegeynaa dhibaatooyinka ay beeraleyda kala kulmayaan ciidamada Amisom. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:32:19 0:00

XS
SM
MD
LG