Isku xirrada

Booliiska oo ka Hadlay Dilka Lagu Eedeyey Maxamed Nuur


Betsy Hodges iyo Mederia Arradondo

Duqa magaalada Minneapolis Betsy Hodges iyo Taliye ku xigeenka ciidanka booliiska ayaa shir jaraaid kuwada qabtey magaalada Minneapolis, waxaana ay ku shaaciyeen in labada sarkaal ee Mohamed Nuur iyo Methew Harati lagu eedeeyey falka dilka haweenayda u dhalatey Australia.

Warbixintaan waxaa Minneapolis kasoo diray wariyaheena Maxamud Mascadde.


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG