Isku xirrada

AMISOM oo ka Hadashay Ammaanka Wadooyinka


Taliyaha ciidamada AMISOM Jeneraal Cusmaan Nuur Subagle ayaa qiray in jidka isku xidha Muqdishu iyo Baydhaba uu maritaankiisu adag yahay kadib weerarro iyo jidgoogooyin ay ay dhigaan maleeshiyaadka Al-Shabab.

Jeneraal Subagle ayaa hadalkan ka sheegay magaalada Baydhaba oo uu kaga qaybgalayey isbeddelka ciidamada AMSIOM ee dalka Itoobiya. Subagle waxa uu sheegay in jidkaasi ay ciidamo dhigi doonaan.

Warbixintan waxaa Baydhaba nooga soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG