Isku xirrada

Siilaanyo oo Dib ugu Laabtay Hargeysa


Siilaanyo

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo mudo ku maqnaa dalka dibeddiisa ayaa maanta kusoo moqday magaaalada Hargeysa.

Afhayeenka madaxtooyada oo warbaahinta la hadlay ayaa beeniyay in madaxwaynuhu xaalad caafimaad daro uu dalka uga maqnaaa.

Weriyaha VOA ee Hargaysa Sagal Mustafe Xasan ayaa warbixintan noo soo dirtay.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG