Isku xirrada

Weerar ka Dhacay Muqdisho oo Laba Qof lagu Dilay


Muqdisho

Kooxo ku hubeysan qoryo kuna socdey gaari ayaa weerar ku qaaday barqadii saaka xilliga Muqdisho ciidamo ka tirsan dowladda hoos ee Xamar.

Weerarkaasi ayaa waxaa ku dhintay laba ruux oo midi ay aheyd gabar ardayad ah oo meesha mareysay.

Sida uu weerarkaasi u dhacay iyo xaaladda hadda waxa uu Jamaal Axmed Cismaan ka wareystay afhayeenka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG