Isku xirrada

Wareysi: Cumar C/rashiid oo ka Hadlay Xiisadda Carabta


Ra'iisul wasaare Cumar

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, kana tirsan mudanayaasha aqalka sare, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ka qayb-galaya barnaamijka Martida Makarafoonka ayaa sheegay in maslaxadda Soomaaliya aysan marnaba ku jirin mawqifka dhexdheaaxdnimo ee dawladda Soomaaliya ay ka qaatay xiisadda carabta.

Cumar Cabdirashiid ayaa ku baaqay in mawqifkaasi laga noqdo isaga oo sheegay in maslaxadda Soomaaliya ay ku jirto in lala safto dalalka Sucuudiga, Imaaraadka iyo Masar oo uu sheegay in ay mar walba usoo gurmadaan Soomaaliya.

Ugu horrayn waxaa uu ka jawaabayaa sida uu u arko mawqifka dawladda ee ku aadan xiisadda dalalka carabta, waxaana wareystay weriye Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG