Isku xirrada

Faaqidaadda: Lacagta Been Abuurka


Lacagta Shilin Soomaaliga

Qaar ka mid ah magaalooyinka bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa maalmihii dhowaa laga diiday qaadashada lacagta shillin Soomaaliga, kaidb markii ganacsatada ay ku doodeen in lacag been abuur ah suuqa lasoo geeliyey.

Arrintan ayaa waxaa ka dhashay dhibaaootin badan oo xagga nolosha ah dadweynaha qabsaday.

Haddaba barnaamijka faaqidaadda ayaan ku eegeynaa waxa sababay arrintan iyo sida xal loogu heli karo. Waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG