Isku xirrada

Qalabka Maamulka Hawada oo la Geeyey Muqdisho


Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay tallaabo muhiim ah hore ugu qaadday sidii loo soo wareejin laha amaamulka hawada kadib markii manata dalka la keenay raadaar cusub oo qayb ka noqon doona mamaulka iyo gacan ku haynta hawada dalka oo in ka badan 20 sano laga maamulayey dalka Kenya.

Dawladdu waxay sheegtay inay billwoday dhismaha qalabkan sida uu sheegay wasiirka duulista iyo gaadiidka Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar.

Weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa ka warramaya arrintan.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG