Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boosaaso: Xukun Lagu Riday Xubno Shabaab ah


Shabaab

Maxkamadda milatariga ee Puntland ayaa xukunno ku riday 11 qof oo ku eedaysnaa falal argagixiso, waxaana qaarkood lagu xukumay dil toogasho ah.

Go’aannadan ayaa kasoo baxay xukun maxkamadeed oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso.

Waxaan arrintan ka wareysanay weriyaheena Faadumo Yaasiin Jaamac.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:09 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG