Isku xirrada

Shabaab Lagu Dilay Dagaal ka Dhacay Duleedka Kismaayo


Shabaab

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 10 maleeshiyo oo Al-Shabaab ah ay ku dhinteen weerar ka dhacay duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo.

Dawladda Soomaaliya ayaa shegetay in weerarka ay soo qaadeen maleeshiyada Al-Shabaab halka mas’uuliyiinta gobolka ay sheegeen in weerarka ay iyagu qaadeen kadib markii ay ka war heleen inay maleeshiyadaasi weerar qorshaynayaan.

Maydadka maleeshiyadfa Al-Shabab ayaa waxaa soo bandhigay mas’uuliyiinta gobolka.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan nooga soo diray Nayroobi.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG