Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qeybta Labaad ee Wareysiga VOA ee R/W Kheyre


Xasan Cali Kheyre
Xasan Cali Kheyre

Qeybtan labaad ee wareysiga ay VOA la yeelatay Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre wuxuu ku xaqiijiyey in dawladda Itoobiya ay kusoo wareejineyso dawladda Soomaaliya 120 maxaabiis Soomaali ah oo waddankaasi ugu xiran dambiyo kala duwan.

Dhinaca kalena Ra'iisul Khayre ayaa waraysiga VOA la yeelatay wax looga weydiiyey xaaladda sicir-bararka iyo lacagaha been abuurka ah ee ay ka cabanayaan bulshooyinka Soomaalida iyo ganacsatada.

Haaruun Macruuf ayuu uga warramay waxa dawladdu ka qabanayso arrintaas.

Qeybta labaad ee wareysiga Ra'isulwasaare Kheyre
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:30 0:00

XS
SM
MD
LG