Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Ra'iisul Wasaare Kheyre


Kheyre
Kheyre

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in dawladda Itoobiya ay oggolaatay inay xorriyaddooda usoo celiso maxaabiis gaaraya 120 qof oo ku xidhnaa waddankaasi.

Waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA isaga oo ku sugan dalka Itoobiya ayuu ku sheegay inay sidoo kale ay ka shaqeynayaan in dawladda Soomaaliga lagu soo wareejiyo maxaabiis kale oo ku kala xiran waddamada Siishilis iyo Muurishiyas.

Khadka telefoonka ee magaalada Addis Ababa oo uu kaga qaybgalayo shir madaxeedka qaaradda Afrika ayuu ugu warramay Haaruun Macruuf.

Wareysi: Ra'iisul Wasaare Kheyre
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00

XS
SM
MD
LG