Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo Dil Toogasho ku Fulisay 7 Qof


Shabaab la toogtay

Waxaa maanta magaalada Boosaaso lagu toogtay 7 rag ah oo dhalinyaro u badan oo horay maxkamada ciidamada Puntland ugu xukuntay dil toogasho.

Dadkan ayaa lagu helay eedo ahaa in ay ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab iyo in ay dilal ka geysteen magaalooyin ka mid ah Puntland iyo qaar la sheegay in lagu qabtay iyagoo sida qaraxyo.

Fadumo Yaaasiin Jaamac ayaa warbixintan inooga soo dirtay Boosaaso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG