Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta Go'aanka Trump ee Soomaalida


Dowladda Maraykanka ayaa maanta soo saartay sharciyo cusub oo looga baahan yahay inuu raaco qofka fiisaha Maraykanka dalbanaya ee ka imanaya lix dal oo Muslimiin u badan oo Somalia-na ay ku jirto.

Sharcigan cusub ayaa dhigaya in qofkaasi laga doonayo inuu “ehel iyo qaraabo ku leeyahay Maraykanka” ama uu jiro xiriir ganacsi oo qofkaasi Maraykanka la leeyahay.

Haddaba Soomaalida ay sharciyadan cusub saameynayaan waxaa ka mid ah Xabiibo Maxamed Cabdulqaadir, oo qaxooti ahaan ugu nool dalka Kenya, muddo afar sano ahna sugaysay u inay u soo dhoofto dalkan Maraykanka.

Cabdixakiim Shirwac ayaa khadka taleefonka ee Nairobi ku wareystray.

Wareysi: Xabiibo Maxamed Cabdulqaadir
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:23 0:00

XS
SM
MD
LG