Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: 78 Ruux oo uu Cudurka Jadeecada Soo Ritay


Illaa iyo hadda ku dhawaad 78 qof ayuu ku dhacay cudurka jadeecada gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka.

Waxaa ugu badan caruur aan horey looga talaalin jadeecada. Inakstoo uu jiro talaalka cudurka ayaa dad badan oo dunida ku nool aysan caruurtooda ka talaalin. Taasina waa sababta dhaqaatiirta caruurta iyo kuwa caafimaadka dadweynaha ay u doonayaan inay dunida ku baahiyaan fariin ah in talaalku uu yahay mid aan waxba u dhimeyn caruurta oo uu shaqeynayo.

Wariyaha VOA-da Carol Pearson ayaa eegaysa arrintan. Waa kan Maxamed Cabdi Xassan oo soo jeediya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG