Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USA: Maxkamadda Sare oo Ogolaatay Qeyb Ka Mid ah Xayiraaddii Safar


Maxkamadda sare ee dalkan Mareykanka ayaa maanta oo Isniin ah ogolaatay in qeyb xaddidan oo ka mid ah xayiraaddii socdaalka ee Madaxweyne Trump uu ku soo rogay dadka u dhashay lix waddan oo Muslim ah ay dhaqan galaan, isla markaana ay Maxkamaddu eegi doonto awoodda guud ee Madaxweynaha ee arrimaha socdaalka goor dambe.

Haddaba, waxa go’aanka maxkamadda uu ka dhiganyahay ayaa wariyaheenna Jamaal Axmed Cismaan uu weydiiyay, Garyaqaan Cabdiwaaxid Qalinle oo ka tirsan sharci yaqaanada Somalida eek a howlgala gobolka Minnesotta ee dalkan Mareykanka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:57 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG