Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muslimiinta Kanada oo loo Digay Maalinta Ciida


Soomaalida Edmonton
Soomaalida Edmonton

Jabhad hubeysan oo ay sameeysteen xagjir cadaanka Kanada kana soo horjeedo Muslimiinta ayaa looga dhawaaqeygobolka Alberta oo ah mid ka labaad ee Soomaalida ugu badan ee Kanada ay ku noolyihiin, marka laga tago gobolka Ontario. Jabhadan ayaa isku magacowdey Sadex Boqolkiiba (3%), oo ay ula jeedaan dadkii Mareykanka ahaa ee la dagaalamey boqortooyadii Ingiriiska xilligii dhaqdhaqaaqa xoreyada looga madax-banaanaanayey xukunkii boqortooyadaas.

Jabhadan ayaa ku dayatey, islamarkaasna ay bahwadaagyihiin mid Mareykanka ka aas aasantey doorashadii madaxweynihii hore ee Mareykanka, Barak Obama ka dib. Jabhada Sadex Boqolkiiba waxaa Kanada laga aas aasey ka dib doorashadi Raisul Wasaaraha Kanada Justin Trudeau oo ku aadaneyd October, 2015-kii. Balse intii hada ka horeysay tababar iyo diyaargarow ku jirtey.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan ku eegaya.

KUSLIMIINTA KANADA
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:42 0:00

XS
SM
MD
LG