Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamad Diiday Heshiiska Badda ee Masar iyo Sacuudiga


Madaxweyne Al-Sisi iyo Boqor Salman. April 11, 2016.

Maxkamadda Sare ee Dastuurka ee dalka Masar ayaa joojisay laba xukun oo iska soo horjeeday oo horay looga soo saaray heshiiska xadeynta badda ee Dowladaha Sacuudiga iyo Masar, ilaa laga hubinayo sida ay heshiisyadaasi u waafaqsanyihiin dastuurka dalka Masar.

Tafaasiisha warkaan waxaa Qahira kasoo diray Xuseen Saxnuuni

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:58 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG