Isku xirrada

Wicitaanka: Eng. Maxamuud C. Badrudiin


Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Eng. Maxamuud Cabdullaahi Badrudiin oo Amniga Internetka ka dhiga qaar ka mid ah jaamacadaha magaalada Muqdisho. Eng. Maxamuud waxa uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka waxaa inala socodsiinaya Jaamac Buulle Jaamac.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG