Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hiiraan: Dagaal Beeleed ay ku Dhinteen 15 Qof


Inta la xaqiijiyay in in ka badan 15 qof ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal laba maleeshiyo beeleed ku dhex maraya deegaano ka tirsan gobollada dhexe.

Dagaallada ayaa la sheegay inay ka dhasheen dhul daaqsin iyo guryo, waxaana ay dhex marayaan maleeshiyo kasoo kala jeeda gobollada Hiiraan iyo Galgaduud.

Odayaaasha dhaqanka labada gobol ayaa ku baaqaya in dagaalka si deg deg ah loo jeediyo.

Warbixintan waxaa Beledwyne ka soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Warbixin: Xuseen Xasan Dhaqane
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00

XS
SM
MD
LG