Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Doorashada Madaxtinimo oo la Cayimay


Guddida doorashada Somaliland ayaa cayimay in doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa la qabto 13 November ee sannadkan, iyadoo xeer uu xalay soo saaray madaxweyne Siilaanyo isna uu ku raacay wakhtiga guddidu u qabteen.

Dhinaca kale, xukuumadda ay guddida doorashada ku wareejisay lacag loogu talogalay qabsoomidda doorashada.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Dhageyso Doorashada Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00

XS
SM
MD
LG