Isku xirrada

Donald Trump oo ka falceliyay Marag furkii James Comey


President Donald Trump speaks during a news conference in the Rose Garden at the White House in Washington, June 9, 2017.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Jimcihii shalay ka falceliyay marag furkii Taliyihii hore ee Hey’adda FBIda James Comey, marag furkaas oo uu Comey ku sheegay in Trump uu weydiistay inuu daacad u noqdo, iyo inuu ka haro baaris ay FBIdu ku heysay la taliyihii hore ee Aminiga Qaranka Mareykanka, Micheal Flynn.

Wariyaha VOAda uga soo waramaya Arrimaha Qaranka Mareykanka, Jim Malone ayaa warbixintan inoo soo diray. Waa kan Maxamed Cabdi Xassan oo inoo soo kooba.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG