Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hadliye oo ka Hadlay Xiisadda Dalalka Gacanka


Hadliye
Hadliye

Lix waddan oo kala ah Sucuudiga, Imaaraadka, Baxrayn, Masar, Yemen iyo Liibiya ayaa xiririka u jaray dawladda Qatar oo ay ku eedeeyeen inay taageerto argagixisada.

Dalwadda Qatar ayaa gaashaanka ku dhufatay eedaha loo soo jeediyey, waxayna sheegtay in aanay meel haysanin tallaabada ay dawladahaasi qaadeen.

Haddaba waxaa goor dhowayd xiisadda diblomaasiyadeed ee ka dhex dhalatay waddamada Carabta aan ka waraysanay wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar.

Haaruun Mcruuf ayuu uga warramay inuu dareemay xiisad ka dhex jirta waddamada xilligii uu ahaa Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya.

Wareysi: Cabdisalaan Hadliye
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00

XS
SM
MD
LG