Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Xiisadda Dalalka Khaliijka


Mideast Bahrain GCC Summit
Mideast Bahrain GCC Summit

Shan dal oo ka mid ah dalalka Khaliijka Carabta ayaa xiriirkii diblomaasi u jaray dalka Qatar, iyagoo ku eedeynaya inay xiriir dhow la leedahay Iran, taageerana ay u fidiso kooxaha argagixisada.

Dalalka Bahrain, Masar, Sacuudiga, Imaaraadka Carabta iyo Yemen ayaa billaabay maanta oo Isniin ah in shaqaalahooda diblomaasiyadeed ay kala baxaan Qatar, iyagoo shirkadihii duulimaadka ee gobolkana ay ku dhawaaqeen inay joojiyeen duulimaadyadii ay ku tagi jireen caasimadda Qatar ee Doxa.

Hadaba Maxay arrintan uga dhigan tahay Bariga Dhexe iyo guud ahaan dunida muslimka? Halis intee la eg ayey gelin kartaa jirtiaanka Jaamacadda Carabta iyo hay’adaha kale ee Carbeed?

Su’aalahaa iyo kuwo kaleba ayaan weydiiyay Ambassador Cabdullahi Congo, oo muddo dheer ka soo shaqeeyay Jaamacadda Carabta, kuna suggan dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta.

Wareysi: Cabdullaahi Congo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00

XS
SM
MD
LG