Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Habka Cadaaladda Soomaaliya


Madaxweyne Farmaajo
Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa shalay wacad ku maray inuu wax ka qabanayo hanaanka cadaaladda ee dalka Soomaaliya, oo qaladaad badan uu ka jiro.

Madaxweynaha oo ka hadlay dibadbax ka dhacay Muqdisho, ayaa sheegay inuu la dagaalami doono musuqmaasuq ay ku kacaan dacwad oogayaasha iyo qaadiyaasha maxkamadaha.

Hadalkiisa ayaa yimid, ayada oo ay jiraan eedeymo badan oo ku saabsan in laaluush qaadasho ay saameyn ku yeelato go’aanada ay gaaraan maxkamadaha.

Qaar ka mid ah waxgaradka Muqdisho ayaa jawaab ka bixiyay hadalka madaxweynaha ee Cadaaladda ku aadan. Wariyeheennaa Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabduule oo la hadlay ayaa warbixintan nooga soo diray.

Warbixin: Hanaanka Caddaalada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00

XS
SM
MD
LG