Isku xirrada

Farqiga Ramadaanka Dalalka Masar Iyo Soomaaliya


AP Egypt Ramadan

Muslimiinta ku nool caalamka ayaa ku guda jira asbuuci labaad ee bisha barakeysan ee Ramadan.

Dhaqamada iyo caadooyinka dalalka Islaamka oo yara kala duwan daraadood ayey dadku ku kala duwanyihiin xilliyada afurka, cuntada la cuno iyo meelaha lagu afuro.

Wariyahaheena dalka Masar Xaseen Saxnuuni ayaa warbixintan isku barbardhigaya dalalka Masar iyo Soomaaliya ee xilliga Soonka ama bisha Ramadaan.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG