Isku xirrada

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka


Jamal Ahmed Osman

Barnaamijkeenna Dhacdooyinka Todobaaka oo aan sii deyno maalin kasta oo Sabti ah idaacadda 4ta galabnimo saacadda Africada Bari soo gasha ayaan dib ugu eegnaa dhacdooyinkii ugu waaweynaa todobaadka dhamaanaya, inagoo ku darna falanqeyn iyo faahfaahin ku aadan hadba sheekada ama dhacdooyinka aan u xullano inaan ku soo qaadanna barnaamijka.

Halkan hoose ka dhageyso Barnaamijka oo uu inoo soo jeediyo Jamaal Axmed Cusmaan.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG