Isku xirrada

Soomaalida USA oo Ka Walaacsan Islaam Naceybka


Muuqaalka Jeremy Joseph Christian, ninka ku eedeysan inuu dilay laba nin oo difaaceysay gabdho Muslimiin ah oo uu hadalo naceyb ah ku weeraray.

Soomaalida iyo muslimiinta kale ee ku nool Mareykanka ayaa ka walaacsan naceybka sii kordhaya ee ka dhanka ah diintooda ama isirkooda ee ay kala kulmayaan dadka qaar.

Dhacdadi ugu danbeysay ayaa waxay aheyd tii Jimcihi hore ka dhacday magaalada Portland ee gobolka Oregon, kadib marki nin toorreey watay uu dilay laba nin oo difaaceysay laba gabdhood oo mid ka mid ahi lagu sheegay inay Soomaali aheyd, kuwaasi oo uu hadallo naceyb ah ku weeraray ninka wax dilay.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa noo diyaariyey Nuur Xasan Nuur

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG