Isku xirrada

Ururka Al-Shabab ayaa sheegay inay nin dhagax ku dileen magaalada Raamacaddey ee Gobolka Bay maanta. Ninkan ayaa mintidiinta Al-Shabab ay ku eedeeyeen inuu ku kacay sino isagoo leh laba xaas, sida ay Al-Shabab sheegeen.

Ma jirto cid madaxbannaan oo xaqiijisay eedaha loo soo jeediyey ninkaasi.

Haddaba falalkan dilalka culus ee ay gaysanayaan Al-Shabab xilligan maxaa diintu ka qabtaa? Maxamed Cabdi Sandheere ayaa arrimahan ka waraystay Sheekh Cabdiraxmaan Shariif Imaamka masaajidka Daarul Hijra ee magaalada Minneapolis.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG