Isku xirrada

Ugu yaraan 3 qof ayaa dhimatay 10 kalana dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii nin hubeysan uu rasaas ku furay dad sugayay in cuno loo qaybiyo oo ku sugnaa degmada Cabdudwaaq ee gobolka galgaduud.

Ninka Hubeysan ayaa ka hor inta uusan rasaasta oodda uga qaadin dadka rayidka ah, waxa uu isku dayay inuu si xoog ah ku qaato cunada la qabinayey, hase ahaatee, markii ay ilaaladii raashinkaasi u diideen ayuu rasaasta ku furay dadkii raashinka sugayay.

Gacan-ku-dhiiglihii falkaasi geystay oo ka mid ah dadka degaanka ayaa la sheegayaa inuu goobta ka baxsday.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG