Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khayrre oo Maanta Tagey Garoonka Bali-doogle


Xasan Kheyre
Xasan Kheyre

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Xubno ka tirsan Laamaha ammaanka Soomaaliya ayaa maanta gaaray garoonka Bali-doogle ee gobalka Shabeellaha Hoose.

Wafdiga ra’iisal wasaaraha ayaa waxaa ka mid ah saraakiil ka socota Laamaha Amaanka Soomaaliya iyo wasaaradaha amniga iyo gaashaan-dhigga ee dowladda.

Booqashada wafdiga Ra’iisul wasaaraha ayaa ku soo beegmeysa iyadoo 48-kii saac ee la soo dhaafay ay gobolka ka dhaceen weeraro ay Al-Shabaab ku qaaday 14 tuulo.

Wariyeheenna Nuur Xasan Nuur ayaa arrintan ka wareystay gudoomiyaha degamada Wanlaweyn Maxamed Siidow Cabdiraxman.

Wareysi: Guddoomiyaha Wanlaweyn
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00

XS
SM
MD
LG