Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Japan oo Maalgelin ku Sameynaya Jabuuti


Djibouti:Doorashada Gobolada
Djibouti:Doorashada Gobolada

Dalka Djbouti ayaa waxa uu ka faa’ideysanayaa tartan maalgashi oo u dhaxeeya dalal ay ka mid yihiin Shiinaha iyo Japan.

Dalka Japan ayaa hadda ka billaabaya Djibouti dhismaha Warashado waxa ay soo saaraan loo suuq geeyo meelo kale oo dunida ka mid ah.

Wariyeheenna Ramadan Muuse ayaa warbixintan inoo soo diray.

Japan oo maalgashanaya Jabuuti
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00

XS
SM
MD
LG