Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Afar Qof oo ku Dhintay Qarax Miino


Afar qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay degmada Liboi ee Kenya kadib markii baabuur ay la socdeen dad rayid ah ay ku qaraxday miino la dhigay waddada.

Dadka degaanka ayaa weriyahayah VOA ee Gaarisa u xaqiijiyey in dhammaan dadka dhintay ay yihiin rayid.

Baabuurkan ayaa la sheegay inuu ka yimid Liboi uuna u socday magaalada Gaarisa.

Illaa iyo hadda lama yaqaan cidda miinadan dhulka ku aastay, iyo cidda loola dan lahaa.

XS
SM
MD
LG