Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Walaaca Kaararka Codbixinta


Gudiga doorashada ee dalka kenya ayaa walaac ka muujinaya tirada dadka u soo baxay in ay dib u eegaan sugnaashaha kararka cod bixinta oo guud ahaan dalka kenya ka socota.

Gobalka waqooyiga bari ee Kenya ayaa waxaa uu ka mid yahay gobalada hoos u dhaca wayn uu ka jiro.

Wariyaha voa Maxamed Farax Shire ayaa waxaa uu booqday xarumaha cod bixinta ay ka dhici doonto 8 bisha August oo ay haatan ka socdaan xaqiijinta kararka cod bixiyaasha waxuuna kadib wareysigan la yeeshay madaxa gudiga dorashada gobalkasi mudane Sacdi Aw-Nuur.

Dhageyso Doorashada Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:31 0:00

XS
SM
MD
LG