Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warfaafinta Soomaaliya oo Gaartay Heshiis Is-fahan Ah


Wasiirka warfaafinta DFS iyo wasiirada warfaafinta maamul goboleedyada dalka
Wasiirka warfaafinta DFS iyo wasiirada warfaafinta maamul goboleedyada dalka

Wasaaradda Warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo wasiirada warfaafinta maamul goboleedyada dalka ayaa xalay wada saxiixday heshiis loogu magac daray Is-fahamka wadashaqaynta iyo hagaajinta habsami u socodka hawlaha warfaafinta qaranka.

Isfahamkan ayaa ka dhashay kulan sadex maalmood qaatay oo
Wasaarada iyo xubnaha warfaafinta ee ka socday maamul goboleedyada ku dhexmaray magaalada Muqdisho.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa ka wareystay faah-faahinta natiijada shirkaasi, wasiirka warfaafinta Dowlada Federaalka Eng. Cabdirahman Yarisow.

Dhageyso wareysiga wasiirka warfaafinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00


XS
SM
MD
LG