Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Farmaajo oo Socdaal ku Tagey Afgooye


Farmaajo oo tagey Afgooye
Farmaajo oo tagey Afgooye

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta safar dhulka ah ku tagay degamada Afgoye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Booqashada madaxweynaha ayaa lagu macneeyey mid loogu niyad dhisayey ciidamada dowladda ee gobolka kula dagaalamaya Al-Shabaab iyo inuu la hadlo dadka iyo maamulka degmada Afgooye.

Booqashadan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo maalmihii u dambeeyay gobolka ay ka jireen dhaq dhaqaaqyo military, laguna dilay madaxii Al-Shabab ee gobolka, Macalin Cusmaan Cabdi Baadil.

Hadaba booqashada Madaxweynaha iyo waxa ay salka ku heyso ayaa wariyeheenna Jaamac Buule Jaamac uu ka wareystay agaasimaha Warfaafinta ee madaxtooyada Cabdinuur Maxamed Axmed.

Farmaajo oo booqday Afgooye
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:18 0:00

XS
SM
MD
LG