Isku xirrada

France oo Macron u Dooratay Madaxweyne


Emmanuel Macron ayaa noqday madaxweynaha dalka Faransiiska, kadib marki uu ka guuleystay musharaxii xisbiga midigta fog Marine La Pen oo ay ku tartameen doorshadi Axadi shalay ka dhacday dalkaasi.

Macron ayaa helay 65 boqolkiiba codadki la dhiibtay, halka La Pen ay heshay 34.5 boqolkiiba.

Warbixintaan waxaa ka diyaariyey Nuur Xasan Nuur

XS
SM
MD
LG