Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Cabdi Cali Daakir


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdi Cali Daakir oo ah aqoonyahan bartay dhaqaalaha, waxana uu ka hadlayaa sicir-bararka hadda Somalia ka jira iyo sida lagaga bixi karo.

Barnaamijka waxa inoo diyaariyey Jaamaca Buulle Jaamac

Dhageyso barn. Wicitaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:27:54 0:00

XS
SM
MD
LG