Isku xirrada

Halista Weerarada Ka Dhaca Goobaha Waxbarashada Mareykanka


A person is treated by first responders after a deadly stabbing attack on University of Texas campus in Austin, Texas, May 1, 2017.

Hal ruux ayaa dhintay dhowr kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray markii qof middi la ordaaya uu shalay galab weerar ka geystay jaamacad ku taala gobolka Texas.

Haddaba intee ayuu gaar siisan yahay diyaar garowga iskuulada iyo jaamacahada dalkan Maraykanka marka ay arrintan oo kale dhacdo.

Waxaa warbixintan ka diyaarisay Caasho Ibrahim Adan (Caasha Cuud).

XS
SM
MD
LG