Isku xirrada

War Deg-Deg ah

6 Sano Kadib Dilkii Bin Laden Maxaa Isbedelay?


Sawirro: Dilka Osama Bin Laden
Sawirro: Dilka Osama Bin Laden

Caawa oo kale lix sano ka hor waxaa ciidamada Maraykanu ay khaarajiyeen hoggaamiyihii sida weyn loo doonayey ee Al-Qaacida Osama Bin Laden kadib hawlgal ay ka fuliyeen gudaha dalka Pakistan.

Haddaba dilka Bin Laden kadib ayaa khubaro badan waxay isku raaceen in awoodda ururka ay daciiftay, halka kuwo kale ay ku doodaan inaanay waxba iska beddelin halistii ururkaasi ka imanaysay.

Arrintaas ayaa Jacfar Kuukaay uu ka waraystay Cabdiraxmana Sahal Yuusuf oo ka tirsan xarunta daraasaadka arrimaha xagjiriinta ee Muqdisho.

Wareysi: Cabdiraxmaan Sahal
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00

XS
SM
MD
LG