Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA oo Kulan Dadweyne ku Qabatay Nairobi


Kulanka VOA
Kulanka VOA

Magaalada Nairobi waxaa maanta lagu qabtay barnaamij kulan dadweyne oo laanta Af-Soomaaliga ee VOA soo qaban qaabisay.

Kulankan dadweyne ayaa waxaa looga dooday doorka Saxaafadda Xorta ah ee goobaha ay colaaduhu ka jiraan, iyo waliba wakhtiga kala guurka ah ee Soomaaliya haatan ku jirto

Weriyaha VOA Maxamed Faarax Shire, oo ka mid ah weriyayaasha kulanka ka qeybgalay ayaan khadka taleefonka wax uga weydiinay kulanka iyo sidii uu u dhacay.

VOA oo qabatay kulan dadweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:59 0:00

XS
SM
MD
LG