Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: La-taliyaha Amniga Qaranka Madaxweyne Farmaajo


Xuseen Macallin Damuumaaye
Xuseen Macallin Damuumaaye

Guddiga Difaaca ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaley dood ka keenay qorshaha ciidamada lagu dhisayo ee difaaca qaran, waxaana ay codsadeen in xubnaha dowlada ee ay quseyso ay horyimaadaan.

Hadaba, Xuseen Macalin Maxamud (Damuumaaye) oo ah la-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta faah faahin ka bixiyay Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo dhowaan lagu go’aamiyay shirkii Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ee lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho iyo walaaca ay qabaan xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya qaarkood.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa wax ka weydiiyay warsaxaafadeedka uu soo saaray.

Wareysi: La-taliyaha Amniga Qaranka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:19 0:00

XS
SM
MD
LG