Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Askari Dil Toogasho Lagula Fuliyey Muqdisho


Askari ka tirsan cidanka dowladda
Askari ka tirsan cidanka dowladda

Maxkamad milatari oo ku taalla magaalada Muqdisho, ayaa maanta xakun dil ah ku filisay askari ka tirsanaa ciidanka qalbka sida kaasoo lagu eedeeyey inuu dilay qof rayid ah.

Soomaaliya waxaa dhowr iyo labaatankii sanadood ee la soo dhaafay ka dhacayay dil loo geysanayay dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Gacan ku dhiiglayaasha geysta dilka ayaana badankood ka baxsada cadaaladda.

Laakiin waxaa jira mararka qaar gacan ku dhiiglayaal la soo qabto oo xukun lagu fuliyo.

Wariyeheenna Xassan Kaafi Qoyste ayaa warkan Muqdisho ka soo diray.

Dhageyso warbixinta Qoyste uu kasoo diray Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00

XS
SM
MD
LG