Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bayle oo ka Hadlay Daymaha Somalia Lagu Leeyaha


Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Du’aale Bayle ayaa sheegay in lacagihii daymaha ahaa ee 5.5 Bilyan oo dollar ee Soomaaliya lagu lahaa laga cafinayo.

Wareysi uu siiyey VOA ayuu wasiirka ku sheegay in Soomaaliya looga baahan yahay in ay la timaado dowlad wanaag fiican, iyo la xisaabtana muuqdo oo hay’adaha dowladda ah, si deymaha looga cafiyo.

Dr. Bayle iyo wafdi la socda ayaa waxa ay ka qeybgaleen shirka hay’ada Lacagta aduunka ee IMF iyo Bankiga Aduunka eek a dhacay magaalada Washington, kaasi oo ay kasoo qeyb galeen in ka badan 200 dal.

Cabdiraxmaan Du’aale Bayle ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya waxaa la yeeshey wariyaha VOA Jacfar Kuukaay.

Wareysi: Dr. Bayle
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00

XS
SM
MD
LG