Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Tayada Waxbarashada Soomaalida Qurbaha


Qaar ka mid ah deegaanada ay ku nool yihiin Soomaalida Qurbaha, gaar ahaan dalalka Reer Galbeedka ah, waxaa ka jira xubno Soomaalida degaankaas ka mid ah oo ku biirey mas’uuliyiinta la doorto ee Gudiga Deegaanka ee Waxbarashada oo inta badan heer degmo laga soo doorto.

Hadaba door intee le eg ayey xubnahaasi ku leeyihiin sare u qaadidda teyada ilmaha Soomaalida ee dhigta dugsiyada waxbarasha ee maamulkooda hoos yimaado.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan ku eegaya.

Warbixin: Jaamac Buulle
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00

XS
SM
MD
LG