Isku xirrada

Ciyaartooy Lagu Abaalmariyey Minnesota


Qaar ka mid ah Soomaalida Minnesota

Munaasabad lagu abaalmariyey dadka wax kusoo kordhiyey bulshada Soomaalida gaar ahaan dhinaca ciyaaraha ayaa Axadi lagu qabtay gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

Wariyaha VOA da ee gobolkaasi Maxamuud Mascadde ayaa arimahaasi ka waraystay Aadem Ugaas Axmed oo barnaamijkan aas aasay mudo haatanlaga joogo 4 sano.

XS
SM
MD
LG