Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masar oo Lagu Soo Rogay Xaalad Deg Deg Ah


Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi
Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi

Madaxweynaha Masar ayaa xalay ku dhawaaqay sadex bilood oo xaalad deg deg ah oo dalkaasi lagu soo rogay, kadib marki Axadi shalay ay Masar ka dhaceen laba qarax oo waaweyn lala beegsaday kaniisado ay leeyihiin dadka Qabtiyiinta Masar ee diinta Masiixiga heysta.

Weeraradaasi oo ka kala dhacay magaalooyinka Tanta iyo Alexandria ayaa waxaa ku dhintay 44 ruux, halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 100 kale.

Warbixintaan waxaa ka diyaariyey Nur Hassan Nur.

Dhageyso warbixinta uu Nur Bukhari ka diyaariyey Qaraxyada Masar
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00

XS
SM
MD
LG