Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maqaayadaha Soomaalida Minnesotta oo Gurmadka Abaaraha ka qeyb qaatay


Maqaayadaha Soomaalida Minnesotta oo Gurmadka Abaaraha ka qeyb qaatay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:18 0:00

Maqaayadaha Soomaalida Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa Jimcihii shalay (04/07/17) deeq u ururiyay gurmadka abaaraha Soomaaliya ka jira. Qeybtan hoose ka daawo warbixin uu wariyaha VOA Maxamuud Mascadde ka diyaariyay tallaabada ay milkiilayaasha maqaayadaha qaadeen.

XS
SM
MD
LG