Isku xirrada

Baabuur Dad Lagu Dardarsiiyey Sweden


Breaking News

Wararka ka imaanaya dalka Sweden ayaa sheegaya in ugu yaraan ay saddex ruux geeriyoodeen kadib marki baabuur kuwa xamuulka ah lagu jiirsiiyey dad marayey wadada Drottninggatan ee magaalada Stockholm.

Warbaahinta Sweden ayaa ku warramay in ay jiraan tira dad ah oo weerarka ku dhaawacmay. Booliska ayaa xiray goobta waxaana la maqlayey rasaas.

Wariyaheena Nur Hassan Nur, ayaa wararki ugu danbeeyey ee weerarka ka wareystay Cabdirahman Xassan Xudeyfi oo ah saxafi dagan magaalada Stockholm ee caasimadda dalka Sweden.

XS
SM
MD
LG